Deg Deg Maraakiibta Turkiga Oo Soo Galay Somalia, Khilaafka Xasan Sheekh & Madaxda M/Goboleedyada

12,282
0
Publicado 2024-07-28
Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA

GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.

.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Todos los comentarios (21)
  • @sdfgdfty1179
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الشعب الصومالي بأكمله اللهم احفظ بلادنا من كيد الأعداء من الخونةو الحبشة أخواني ابشر و بنصر الله للشعب الصومالي مافعله بيحي هو ضار وفعل شنيع لم يفعل قبله أحد من الشعب الصومالي ولكنه نافع لأنه وحده الشعب الصومالي بأكمله بالرفض من فعلته وعمى قريب سترون بعودتك وحدة الصومال الكبير ان شاء الله تعالى نسأل الله العلي القدير أن يحقق آمالنا اللهم امين
  • @Cabdiraxmanka
    Turki wuxu.heystaa ogolaasho bada iyo dhulka soomaliyeed Raaskamboni ilaa Racaseyr itoobiya muuse waa laso afjaray ee dowladu awoodeda ha muujiso libaaxa east africa waa soomali geeska africa waa in soomaali 5ta somali ka talisaa
  • @dahir-dz4vh
    Our brothers, and sisters of Turkeye came to rescue the government of Somalia, and the people of Somalia got very pleased, after a long struggle of civil-war in 1991. When the world got tired of the deep rooted conflict between the Somali tribes men and women failed to form a government, of course there were many an solved political and economic growth in Somalia until 2011 hit Somali a bad drought and famines because of the climate changes, that caused Somalia to suffer storage of food. The President of Turkeye government Erudogon and his team empowered the world to Somalia. Turkeye government is deep in the hearts of many Somali people telling Turkeye people we❤you.
  • @elias2559
    Bashir Goobe wasiirka haweenka iyo ciyaalka waa wasaarad qiimo badan .
  • @KhadejoHassan
    Guul weye hadlay ino sodiran ciidanka bada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
  • @jamajafaal9460
    War dadka beenta ka daa maalintii hashiiska lagu dhawaaqay ilaa maanta waxaad leedahay maraakiibta Turkishka ayaa soo galay biyaha bada somaliya mida kale dadka beenta ka daaya Turkigu wuxuu yiri heshiiskaanu somaliya la galey shaqo Kuma leh muranka bada ay isku hayaan somaliya iyo ethopia anagu somaliya waxaanu la galey heshiis dhaqaale oo kaluumeysi iyo in shidaal ka baadho somaliya ciidamada banana u tababaro waa sababta heshiiska Hasan sheikh barlamaanka uga qariyey dhinaca kale ka eeg hadii ethopia ogtahay in heshiiskaa difaaca somaliya la gashay tukiga Mar honey ithopia iska quusan lahayd markaabtanina MA tegayaan saylac meelaha ay shidaalka ka baadhayaan bay ku ekaanayaan ilaahayse waxaan ka baryayaa in waxan van sheeran been noqdaan oo heshiiskaa difaacu jiro oo badeenu inoo nabad gasho😅😅😅😅
  • Turkiga waa Dowladda keliya oo na garab taagan xilli walba ❤❤❤❤❤❤
  • @sour.candly7868
    Bashiir Goobe oo DARAJO Ciidani Alle siiyay in la dhaho Wasiirka Haweenka Tiktik aan aqoon Ciidan laheyna Gaashaandhiga uu Hogaamiyo waa Kaaf iyo kala Dheeri waxay u thy Cambaar aan ka Harin Qabyaalada Xadka dhaaftay MW Xassan Reerkiisa Kuraasta ku Safay iyagoon Ehel u aheyn........❗❗❗❓❓❓
  • @khaliifsalaama88
    Awalba garaado wabyaaladaysan ayuu lahaa oo garsoore cayaareed buu ahaa
  • @CabdisayidCali
    Turkish iyo somalia waa laba dal oo caalamka wallala ku laheen marka waa inay iskaashadaan
  • Xeebaha somaliland uma oglin Itoobia. Abiy waxuu ku dadaalayaa inuu cadaawad dexdigo somlia, somaliland iyo Jebouti.
  • @mcnncm1318
    Riyo faqash hadhaagii kacaanka xarmaajo afweyne
  • @ArarsehDjidheh
    Waardadkaan caadasday dhaacaa iyo boobkaa kabaxaa dhuulkaa dowladaa maxaad lacalacalaysaan
  • @munayousuf8460
    Meela wax ladhaho somaliland majirto anagaa ah harti waqooyi anagaa leh majirto somaliland nana jiridoonto khiyaali iyo riyo maalmeed
  • Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪 Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹