Taariikhda Halyeygii reer Jabuuti Maxamuud Xarbi iyo tuhumka ku gadaaman geeridiisa.

45,527
0
Published 2024-06-28
Lixdan iyo Afar sano ayaa kasoo wareegtay markii ugu dambeysay ee nolol lagu arko halyeygii xornimada Jabuuti Maxamuud Xarbi isaga safar usoo ah Soomaaliya.
Sirdoonka dalal shisheeye ayaa lagu tuhmayaa dhimashadiisa iyada oo aanan weli la arag meydka isaga iyo labo kale oo Soomaali ah oo wehliyay.

Haddaba, Muhyadin Roble, tifaftiraha BBC Somali ayaa shaqsiyada Maxamuud Xarbi iyo xogta markii ugu dambeysay ee la arko iyo tuhumada ku gadaaman geeriddiisa shakiga badan leh ka wareystay Cumar Cilmi Kheyre.

All Comments (21)
  • Maxamuud xarbi waxaa loo dilay fikirka soomaali weyn Wuxuu uhalgamayay dawladnimo soomaaliyeed 😭😭😭
  • Allah u naxariisto halyeey Maxamuud xarbi Geesi Ree Jabuuti iyo halyeey Soomaali oo dhan ah oo taariikh ahaan meeqaam sare ku astaysan weeyi.
  • @EngasadAxmed
    Ilaahay ha unaxariisto maxamuud xarbi faarax waxa loogu magac daray dugsigii hoose. dhexe ee aan ka,qalin jabiyay 1980 ee magaalada muqdisho degmada wardhiiglay xaafada maxamud xarbi
  • maxamuud xarbi faarax waa Halgama gessi ah oo kaso jeeday besha ciise waxuna ku dhashay Ali sabiix Dilkiisana ilaa hada wax sugan lama hayo lkn Francis ayaa ka dambeyay
  • @madizinike7138
    Allah ya raxamu Halgamaa Maxamuud harbi 🩸🩸🙏🏾
  • Illahay naxariistii jano hasiiyo. Meel weyn ayuu somaliweyn kaga jirraye
  • Mahamoud Hari no born in Dikhil , he born in Alisabeh but after a while his father went Dikhil and his become a part of members of Dikhil father
  • @wayraxali2944
    Allaha u naxaristo lkn ciisuhu ma hayaan tariikhdisa. Geesibu aha somali uso halgamey. Lkn reer jabouti waxay u hzystan inu jabouti keliya u halgamayey wa ls fransiiska bomb u saarey diyarafa 1960 gi.