XAFLADII UGU SHIDNEED ASAD HAGIO REER MALAYSIA WACDARAHA DHIGEEN/ ANIGA KOKO SUNDUS DHEEL SHIDAN..

214,118
0
Published 2024-05-16

All Comments (21)
  • @amiraqurux
    Haye idinka dhahy daqiiqadaha soo dheere dulqaata hee 😂
  • Wuxu yiri Rasuulku Scw" Bakheylku waka Agtiisa laygu xusay ee an igu saliyin"🤲📿
  • Wax ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw ❤❤😢
  • Wlhi dhamaan dadka xaflad soo duubo wax ugu fiican amiira best camera women Video qurux bdna oo dhamystirn thanks gacan dahbteyda❤
  • @user-zh9fq1bt1e
    Xaflada waxa iiga farxad badan Labadooda inay isla socdaan Amiira iyo ceyda😂❤❤
  • Team qap qap marhadey iyagu isla farxsan yihin dadlale waxpa nagama galin😂 caymir buug uma bahna ❤😂
  • Sunduz amiira iyo cumeer oo markii horba waalna bay sii waashay Teamka ugu funny san waa 3 daa ee masha nagu hayaan😂😂
  • Amira iyo ceyda cawa farxadeydi adinka kadambeya su I la linayo wax l dhigo jirin☂️☂️☂️😫❤❤ ceyda iyo amira jah❤❤❤
  • Amiro markn oo kLe waan jeclehe sbbto eh daqiqada ey soo dherena ❤🎉😂😂
  • @Udug.carale
    Ayyyyy shekha cod macana wasoo ceshtay wlhi intuu aqrinayo quranka🫶🏽❤️😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️
  • @Nalkanuura5
    Amira caawa saan kuu sugaayey waan daalay 😢 ugu danbayn waad soo dhigtay ❤❤ love you xppti
  • @user-qn8uh4iy7q
    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Mohammed 🕋😥😊🤍🖤❤️
  • @Nadarey
    Amiiradeena anga ducada naga ilawde ani kuma ilawee waku nacay amiira bax😂❤ suraha igu qaado ducadana nagu soo dar hee❤😂
  • @dahaboosman1633
    Halaas video laso dhigay manan firsan hals dhan amiro sugaye😢❤
  • @user-py1bp6pr7o
    M.a boqorada quruxda lapiska shax shaxda amiira qurux like 👍❤❤❤❤