DEG_cidamada somaliland o kusii qulqulaya xududka jabuti &cabsida geele &somaliya uga baxday balanki

23,231
0
Published 2024-07-01
ku xidhnow SO24TV si aad ula socoto xaaladaha ugu danbeeya dunida iyo deeganada kugu xeeran ...mahadsanid.....isha kuhay halkan......

All Comments (21)
  • Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
  • M.weyne xuduudka jabuti iyo laascanood soo xidh guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤
  • @roodacawad13
    Guuuuuuuuuuuuuuuul somaliland isha allaah xaasidku ha jabo❤❤❤❤❤❤❤
  • @roodacawad13
    Xaasidkii xinka badnaa xasan xulafadiisii xagey tegi qac baa ka yeertay
  • Aslcaleykum Dekada garacad iyo labada miyaaney dhul soomaaliyeed aheyn????? Waa xaasidnimda Daarood iyo Hawiye sidii afweyne . Soomaaliland ha noolaato guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
  • Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka 💚 💚 💚 💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉
  • SO24TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Hala iska celiyo jabuuti 🇩🇯
  • A SHABAB OO JOOJISAY DHAMMAAN DABAAL DAG XALAY 1 JULY XAMAR LAGA DHIGI LAHAA.
  • Jabuuti haday buuqa joojin weydo wllh canfar baanu hubaynayna anaguna
  • Walaaloow wararkaaga kusoodar dagaalkii itoobiya gudaheeda kasocday. Halka uu ku dambeeyay. Please si'maalinle ah uga hadal.
  • A shabab oo digtay shirka Ankara iyadoo Turkiga ku sheegay yahay gumayste somalia kheerad ka somalia guranaysa.
  • @hashim4226
    Waa war aad u qiimo badan. Waxaan ku dari inaysan Itoobiya aamini karin Xukuumada Muqdusho oo dalkeed dagaal iyo xasiloon -daro ka jirto. Xataa MUDUG waxa ka socda dagaal ka fogayn xeebta iska daa dagaalka ay ku guul -daraysay ee Al Shabaab sida Mareykanku sheegay.